Day: 30 May 2022

Holland illaa Qardho: Wax Soo Saarka Agabka la isku Qurxiyo iyo Udugga laga Sameeyo Dhirta Dalka

Waxa ay ku dhalatay Muqdisho oo ay ku qaadatay caruurnimadeedi inta badneyd, balse waayuhu uma saamixin inay kusii negaato magaaladeedii, oo qaxii iyo burburkii wuxuu gayaysiiyey inay ka mid noqoto kumannaanka Shacabka Soomaaliyeed ah ee naftooda la cararay una kala qaxay dunida daafaheeda. 1991 dii ayay ka tagtay dalka, xiligaas oo ay gabar dhallinyaro ah …

Holland illaa Qardho: Wax Soo Saarka Agabka la isku Qurxiyo iyo Udugga laga Sameeyo Dhirta Dalka Read More »

From Holland to Qardho: The Making of Successful Cosmetics Business with Local Production in the Land of Punt

She was born in Mogadishu where she grew up in her childhood, but the circumstances did not allow her to remain in her hometown, and the displacement caused her to become part of the thousands of refugees Somalis who were scattered around the world. She left the country in 1991, when she was a young …

From Holland to Qardho: The Making of Successful Cosmetics Business with Local Production in the Land of Punt Read More »

Hal’abuurkii Hanaqaaday : Sheekada Injineer Sahra Cabdikarim Ibraahim

Guud ahaan haweenka Soomaaliyeed waxa ay laf dhabar u yihiin nolosha malaayiin qof oo Soomaaliyeed, burburkii dawladdii dhexe ee dalka haweenku waxa ay dhexda u xirteen abuuritaanka hal-abuurro iyo ganacsiyo ay ku maaraynayaan nolosha qoysaskooda, ganacsiyadaasi waxay isugu jiraan kuwo yar yar oo ay ka bilaabaan meel aad u hoosaysa iyo kuwo dhexe, ganacsiyada ay …

Hal’abuurkii Hanaqaaday : Sheekada Injineer Sahra Cabdikarim Ibraahim Read More »

The Story of Sahro: Trailblazer in the Field of Technology for Somali Women

In general, Somali women are the backbone of the lives of millions of Somalis. With the collapse of the central government, Somali women stood up for the creation of businesses and livelihoods for their families and communities. Small businesses have played a significant role in providing for families, wealth creation, education development, and economic growth …

The Story of Sahro: Trailblazer in the Field of Technology for Somali Women Read More »

The Story of Ayan Qarbe: Serving the Nation in Uniform and Setting an Example for Women

Ayaan Qarbe was born in the countryside of Eyl district, a historic town that was once home to one of Somalia’s anti-colonial leaders, Sayid Mohamed Abdulle Hassan. Eyl is part of the Nugal region.Her father was an officer with the Somali Chamber of Commerce at the time, and her family moved to the Somali capital …

The Story of Ayan Qarbe: Serving the Nation in Uniform and Setting an Example for Women Read More »