Day: 4 March 2021

WIMISIOM oo Tababar Tababaranimo Ugu Qabtay Weriyayaal iyo Macalimiin Saxaafadeed Magaalada Garoowe

Ururka WIMISOM oo gacan ka helaya hay’adda National Endowment for Democracy NED ayaa magaalada Garoowe ee caasumadda Puntland kusoo gabagabeeyey tababar tababaranino oo soconayay muddo laba maalmood ah. Tababarkan oo loo qabtay 10 qof oo isugu jira suxufiyiin mudo dheer ku jirey saxaafadda, tababarayaal iyo macalimiin ka howlgala machaddo saxaafadeed oo ku yaala degaano kala …

WIMISIOM oo Tababar Tababaranimo Ugu Qabtay Weriyayaal iyo Macalimiin Saxaafadeed Magaalada Garoowe Read More »

WIMISOM Organizes Training of Trainers for Senior Journalists and Journalism Teachers in Garowe

WIMISOM has organized and held in Garowe a two-day training of trainers (TOT) on facilitation of effective trainings on principles of good journalism. The training was implemented with support from National Endowment for Democracy NED and is part of a project on Enhancement of the Capacity of Female Journalists. The beneficiaries of the training included …

WIMISOM Organizes Training of Trainers for Senior Journalists and Journalism Teachers in Garowe Read More »