Day: 1 December 2020

Tababarka Ku Saabsan Adeegsiga Badbaadsan Ee Internerka Oo Garoowe Uga Furmay 15 Gabdhood Oo Suxufiyiin Iyo Tababarayaal ah

Ururka WIMISOM oo taageero ka helaya hay’adda CIPESA sanduuqeeda African Digital Rights Fund (ADRF) ayaa tababar sadex beri soconaya magaalada Garoowe uga furay 15 gabdhood oo isugu jira suxufiyiin, tababarayaal iyo masuuliyiin ka socdey qaar ka mida ururada warbbaahinta ee haweenka, kuwaas oo ka kala yimid dhammaan gobolada dalka Somalia. Muddada sadexda beri ah ee …

Tababarka Ku Saabsan Adeegsiga Badbaadsan Ee Internerka Oo Garoowe Uga Furmay 15 Gabdhood Oo Suxufiyiin Iyo Tababarayaal ah Read More »

WIMISOM Organizes Digital Security Training for Female Journalists and Women-led Media organizations

WIMISOM getting support from THE COLLABORATION ON INTERNATIONAL ICT POLICY FOR EAST AND SOUTHERN AFRICA (CIPESA) in the context of African Digital Rights Fund ADRF organized a three-day training on digital security for women journalists and women-led media organizations in Garowe, Puntland Somalia. This Training of Trainers (TOT) is part a project on strengthening digital …

WIMISOM Organizes Digital Security Training for Female Journalists and Women-led Media organizations Read More »