Ururka WIMI oo Garoowe tababbar usoo gabagabeeyey 30 suxufi

Garoowe, 26 June 2019: Ururka hal abuurka Haweenka Warbaahinta ee WIMI oo taageero ka helayey hay’adda ADRA Somalia, ayaa magaalada Garoowe tababar 4 maalmood soconayay usoo gabagabeeyey 30 suxufi oo isaga kala yimid dhammaan gobollada Puntland iyo Galmudug ee Soomaaliya. Muddadii tabarkaani socday ayaa waxaa lagu bartay qaab loo tebiyo ama loo weriyo sheekooyinka iyo …

Ururka WIMI oo Garoowe tababbar usoo gabagabeeyey 30 suxufi Read More »