Kulanka doorka warbaahintu ka qaadan karto joojinta tacadiyada haweenka oo ka dhacay Garoowe.

Garowe: 18 April 2019: Kulan dood wadaag ah oo uu soo qabanqaabiyey Ururka Hal Abuurka Haweenka Warbaahinta, Women in Media Initiative-WIMI oo ah urur u qareema haweenka warbaahinta ku jira iyo arrimaha bulshadaba ayaa xalay ka qabsoomay magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland. Kulankan doodd wadaagga ah oo looga hadlayay Doorka haweenka suxufiyiinta ahi ka qaadan …

Kulanka doorka warbaahintu ka qaadan karto joojinta tacadiyada haweenka oo ka dhacay Garoowe. Read More »