Kaabe Fellowship wuxuu horay u taageeray soo saarista 12 sheeko wareed.
Kaabe Fellowship oo ay dufcaddiisii 5aad qabanayso Hay’adda WIMISOM oo kaashanaysa NED wuxuu sufuxifiyiinta Soomaaliyeed ee ku sugan deegaamada Puntland ka taageeraa soo saarista sheekooyin saamayn ku leh arrimaha bulshada gaar ahaan dimuquraadiyadda, xuquuqda aadanaha, dowlad-dhiska, maamul baahinta iyo dowlad-wanaagga. Jaantuska hoose waxaa ku qoran ciwaanada 12 sheeko oo ay soo saareen weriyayaashii ka faa’iidaystay …
Kaabe Fellowship wuxuu horay u taageeray soo saarista 12 sheeko wareed. Read More »
