WIMISOM Awards 2025
WIMISOM waa hay’ad madax-bannaan oo maxalli ah oo ka shaqaysa horumarinta warbaahinta, u qareemitaan bulshada inteeda nugul, u qareemida xaquuqda aadanaha iyo horumarinta bulshada. Waxa aannu sannadkii afraad qabanaynaa abaalmarin-sannadeedka WIMISOM Awards 2025. Abaalmarinta WIMISOM Awards sannadkaan waxaa lagu tartami doonaa seddex door oo warbaahineed oo kala ah Sheekadaii muuqaalka ahayd ee ugu wanaagsanayd, sheekadii maqalka …
