WIMISOM FELLOWSHIP PROGRAM, Dufcadda 4aad

Ma tahay weriye? Ma tahay sheeko sameeye ama barnaamij soo saare? Ma ka howlgashaa Puntland? WIMISOM waxay taageeraysaa soo saarista sheekooyin wacyigelin ah oo ku saabsan: xuquuqaha dastuuriga ah, Dimoqraadiyaadda, Dowlad-wanaagga, maamul-baahinta, iyo doorashooyinka Puntland. Maalgelintaan oo lagu bixinayo abaalmarin lacageed, waxay u furantahay weriyayaasha ka howlgala Puntland, waxaana loo galayaa tartan furan oo ay …

WIMISOM FELLOWSHIP PROGRAM, Dufcadda 4aad Read More »