KAABE Fellowship Program Cohort 3
WIMISOM FELLOWSHIP PROGRAM Ma tahay weriye? Ma tahay sheeko sameeye ama barnaamij soo saare? Ma ka howlgashaa Puntland? WIMISOM waxay taageeraysaa soo saarista sheekooyin wacyigelin ah oo ku saabsan: xuquuqaha dastuuriga ah, Dimoqraadiyaadda, Dowlad-wanaagga, maamul-baahinta, iyo doorashooyinka Puntland. Maalgelintaan oo lagu bixinayo abaalmarin lacageed, waxay u furantahay weriyayaasha ka howlgala Puntland, waxaana loo galayaa tartan …