Day: 31 May 2022

Xil. Sacdiya Yaasiin: Haweenaydii ugu Horreysay ee ka mid noqota Hoggaanka Golaha Shacabka Soomaaliya.

Marka laga hadlayo siyaasadda iyo haweenka Soomaalida, ma fududa in haweeney ama gabari guul la taaban karo ka gaarto siyaasadda dalkaan. In ka badan 60 sano oo dalku xornimo haystey, haweenku waxay wajahayeen caqabado tiro beel ah oo ka imanaya bulshada ay ku dhex nool yihiin, caqabadahaas oo la xiriira dhaqanka, iyo wacyiga bulshada iyagoo …

Xil. Sacdiya Yaasiin: Haweenaydii ugu Horreysay ee ka mid noqota Hoggaanka Golaha Shacabka Soomaaliya. Read More »

Sa’dia Yasin: The First Woman in the Leadership of Somali Parliament

When it comes to Somali women in politics, it is not easy for a woman to achieve significant political success in this country. Since independence, Somali women have not achieved meaningful participation in the political system. Many Somali women have accustomed to these circumstances and have given up their ambition to be part of the …

Sa’dia Yasin: The First Woman in the Leadership of Somali Parliament Read More »